March 2012 Archive
Deegaanada Ceelasha-biyaha,Siinka dheer, iyo Km13, waxaa ka bilawday barakac xoogan oo ay sameenayaan dadkii horay halkaasi uga barakacay iyadoona dadkaan ay ka baqaan duqeymaha culus ee halkaasi shalay iyo habeen ... Wadada Dheer Ee Xiriirisa Muqdisho Iyo Afgooye Oo Dib U Futay Xili Dagalo Uu Sameyay Shalay:
Wadada dheer ee xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa maanta waxay tahay mid shaqeeneesa ka dib markii ay fureen ciidamada dowladda KMG oo shalay halkaasi xanibay. Waxaa la arkayaa gaadiidka dadweynaha oo ... Goobihii Lagu Dagalamay Degmada Dayniilo Oo Dagan Iyo Xiisad Weli Halkaa Ka Tagan:
Kadib dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG ee Sopomaaliya isla markaana garab ka helaayay kuwa AMISOM iyo Kooxda Al-shabaab oo dhinac ah ay ka dhace`en degmada Deyniile ee ... Kooxda Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Inay Weli Haystaan Garoonka Dayniile Iyo Ispitaalka(Sawiro
Ciidamada Kooxda Al-shabaab ayaa caawa Dagaal Rogaal Celis ah Ku Soo Qaday Goobihii Maanta Laga Qabsaday Iyadoo Ka Soo Muuaqday Ispitaalka Degmada dayniile Iyo Garoonka Degmadaasi. Iyadoo Maanta Laga saraay Kooxda ... Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Degmada Dayniile( Sawiro
Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al-shabaab ayaa maanta waxa uu gil gilay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dagaalka waxaa ... Ciidamada Amisom Iyo Kuwa Dowlada Oo Xaqiijiyay Gacan Ku Haynta Degmada Dayniile
Dagaalo Xoogan Oo U Dhaxeeya Ciidamada Dowlada KMG Ah E Somaliya Iyo Kuwa Amisom Oo Garab ah Iyo Kooxda Al-shabaab ayaa saakay Ka Qarxay Degmada dayniile Ee Gbolka Banaadir. Ciidamada Dowlada ... Taangiyada Amisom Oo dhaafay Garoonka Deyniile Iyo Gurigii Max’ed Qanyare:
Wararka Goor Dhow Naga Soo Gaaray Warqabadka Warbaahinta Horyaalmedia ayaa Sheegaayo In Taangiyada Ciidamada Amisom ay Dhaafeen Gurigii Max'ed Qanyare Iyo Garoonka Diyaradaha Degmada Deyniile. Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Dowlada KMG ... Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Amisom Oo La wareegay Ispitaalka Degmada Deyniile:
Wararka Naga Soo Gaaro Degmada Afgooye ayaa Xaqiijinaayo In Ciidamaad Dowlada KMG Ah Ee Somaliya Iyo Kuwa Amisom Ay la waregeen Fariisimo Cusub Oo Ka Mid Ah Degmada Dayniile. Ciidamada Dowlada ... Wadada Ex-Control Afooye Oo saakay Xiran Iyo Dhaq Dhaqaaq Ciidan Oo Halkaa Ka Jiro:
Waxaa maanta gabi ahaanba xaniban isku socdka gaadiidka iyo dadweynaha wadad dheer ee isku xirta magaalada Xamar iyo Afgooye, iyadoona maanta aanay jirin cid halkaasi mareso. Saraakiisha ciidamada dowladda KMG ee ... Banaan Bax Looga Soo Horjeedo Agoustine Mahiga Oo Salada Jimco Ka Dib Ka Dhici Doono Magalada Muqdisho:
Waxaa maanta la filaayaa in magaalada Muqdisho uu ka dhaco dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsa Arimaha Soomaaliya Aguastine Mahiga. Banaanbaxaan ayaa ...
Next Page »










