February 2012 Archive
Ka dib dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya isla markaana garab ka helaayay kuwa AMISOM iyo Ciidamada Al-shababa oo dhinac ah uu xalay ka dhacay deegaanka ... Somali Looga Shakisan Yahay Al-Shabaab Oo Lagu Qabtay Dalka Yeman:
Dalka Yemen ayaa la sheegayaa inay ku xiranyihiin ku dhawaad 5 qof oo Soomaali ah waxaana dadkaasi loo xiray shaki ku saabsan inay yihiin Ururka Al-shabaab, iyadoona dowladda Yemen ay ... Diyaarado Dagaal Oo Maanta Lagu Arkay Deeganada Ceesha Biyaha Ee Gobolka Shabelada Hoose:
Diyaarado dagaal ayaa maanta waxaa lagu kala arkay deegaanka Ceelasha Biyaha iyo sidoo kale degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose, iyadoona warar kala duwan ay kasoo baxayaan diyaaradahaasi. Dadka ku dhaqan deegaanka ... Dagaal Maanta Ku Dhexmaray Kooxda Al-shabaab Iyo Kuwa Kenya Gobolka Jubada Hoose:
Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG iyo Kenya oo isku dhan ah iyo Kooxda Al-shabaab ayaa maanta waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Taabta iyo Qooqaani. Ku ... Kooxo Hubaysan Oo Nin Ku Dilay Xafada X/jadiid Ee Degmada Wardhiigleey:
Kooxo ku hubeysan Bistoolado Wata ayaa xalay nin waxa ay ku toogteen degmada Wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho, iyadoona ragii dilkaasi geestay meesha ka baxsaday. Ninkaan oo magaciisa lagu soo koobay Kamaal ... Ciidamada Dowlada Oo Maanta Nin Ku Dilay Magaalada Baydhabo:
Ciidamo ka mid ah kuwa dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta waxay nin ku dileen magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay, waxaana ay sheegeen in ninkaasi ay uga shakiyeen ... Ciidamada Nabad Sugida Oo Maanta Howlgal Ka Sameyay Degmada C/caziiz:
Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta howlgalo balaaran waxa ay ka sameeyeen degmada C/casiis ee Magalaada Muqdiaho, waxaana howlgaladaasi ay kusoo qab qabteen hub iyo walxaha qarxa. Ciidamada howlgaladaan sameenaayay ... Madaxweyne Shariif Oo Maanta Socod Ku soo Maray Wadooyinka Qaar Ee Magaalada Muqdisho(Sawiro)
Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta Socod Ku soo maray Wadooyin Qaar Ee Magalada Muqdisho Xili Safar Uu Dib Ugu soo Laabtay. Wadooyinka uu samaraya ayaa wax akamid ilaa Maasijka Is ... Britain leads dash to explore for oil in war-torn Somalia
Britain is involved in a secret high-stakes dash for oil in Somalia, with the government offering humanitarian aid and security assistance in the hope of a stake in the beleaguered ... Al-Shabaab Oo Isaga Baxay Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan:
Kooxda Al-shabaab ayaa maanta isaga baxay Xarunra Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan Halkaas oo fariisin u ahaa Dagaal Yahanadaan . Wararka naga Soo Garayo maglada Buulo Burde ayaa sheegayo in maanta ...
Next Page »










