December 2011 Archive
Xaalada magalada baladweyne ayaa cawa dagan iyadoo ay ku sugan yihiin ciidamada dowlada ethopia iyo kuwa dowlada kmg ah ee somaliya iyagoo cawa ku soo rogay magalada baladweyne bandow. Ciidamo farabadan ... Xaalada Magaalada Baladweyne oo kacsan Iyo Dagaalo Qaraar Iminka ka Socdo
Dagaal aad u xoogan ayaa iminka ka socda koofur Galbeed ee Magaalada Baledweyne iyadoona dagaalkaan uu u dhaxeeya Ciidamada Dowlada KMG ah oo Kaa shanaya Ciidamada Itoobiya iyo Ciidamada Kooxda ... Saraakiil Ka Tirsan Kooxda Shabaab oo la Xaqiijiyay in ay Soo Galeyn Dalka Kenya
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mileteriga Dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in Dalka Kenya ay gudaha u soo galeen Xubno Ka Tirsan Kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Gudaha Dalka Soomaaliya Sidoo kale ... Ciidamada Ehopia Oo ka Bilaabay Baaritaano Guri Giri Ah Magalada baladweyne:
Ciidamada Dowlada Ethpopia iyo kuwa dowlda kmg ah ee somaliya ayaa bilabay howlgal baaritaano ah ay xafada magalada baladweyne iyadoo xafadaha laga maqan yahay xataa jabinaayo. Howlgalkaan ayaa waxa ka danbesay ... Ciidamada Ethpoia Oo Dagaal Kula Wareegay Magalada Baladweyne :
Dagaal xoogan ayaa ka dhacay gudaha magalada baladweyne kadib markii ay weerar ku soo qadeen ciidamada dowlada ethopia iyo kuwa dowlada kmg ah ee somaliya ay isku dhex baacsadeen kooxda ... Shukri Sandiko Oo Soo Saartay Heesy ay Ugu talagashay Sanadka Cusub Ee 2012 (Daawo)
Fanaanada Shukri Faarax Weheliye Cadow Sandiko oo aan horey waraysi aan la yeeshay balan ugu qaaday in ay soo saarayso hees wadani ah ayaa Xalay oo ay Tariikhdu ahayd 30/Dec/2011 ... Daawo Wiil yar oo markii uu dhashay ku dhawaaqay magaca (ALLE)
Mucjisooyinka EEBE ayaa ah kuwa awoodiisa iyo in loo baahan yahay in aadanuhu uu ku cibro qaato, iyadoo ay soo kordhayaan sanooyinkan mucjisooyin aan horey loo arag. Mid ka mid ah ... Sacad &Salemaan oo Ku heshiiyay in ay nabada ka Shaqeeyaan
Beelaha walaalaha ah ee Sacad Iyo Saleebaan ayaa maanta Kulan aad u Balaaran ku yeeshay Deegaanka Dacdheer iyadoona kulankaan ay ka soo qeyb galay waxgarad, Culuma’udiin,Odoyaasha Labada Beelood ee ku ... War Deg Deg ah : Qeybtii Hore Ee Ciyaarta Oo Hal Iyo Eber Ku Soo Dhamatay:
Ciyaar aad u wanaagsan ayaa hada ka soconayso garoonka Coonos Stadium ee magalada muqdisho ciraay lagu soo gaba gabeynaayo finaalka Koobka Degmooyinka gobolka banaadir . ciyaarta ayaa la soo baxday dar ... Madaxweyne Shariif Oo Gaaray Garoonka Conis Xili Galabta La Soo Gaba gabeynayo ciyaartii Dagmooyinka Gobolka banaadir :
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa iminka ka soconayso ciyaar aad u adaeg oo isaga hor imanayaan kooxaha degmooyinka Yaaqshiid Iyo Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Madaxweynaha Dowlada KMG Ah ee somaliya ...
Next Page »









