August 2011 Archive

SONY DSC
Daawo Sawirada Sida Looga Ciiday Maanta Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya
Kumanaan dadweyneah ayaa maanta salaadda Ciiddaku Tukuday Garoonka Burhaan State iyo Garoomo kale oo ku yaalla Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
gaas
Raysal Wasaare C/Wali Maxamed Gaaso oo Magalada Galkacyo Kulamo Kula Leh Masuuliyiinta Ka Tirsan Maamulka Galmudug
Raysal wasaaraha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Dr C/wali Maxamed Cali oo maal mahan ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Raysal ...
ciidka-300x225
Malaysia Iyo Kenya Oo Caawa Si Weyn Looga Dabaal Degayo Bilashada Ciida Soon Fur.
Kuala Lumpur. Wasaarada diinta iyo awqaafta Malaysia ayaa maqribnimadii cawa ku dhawaaqday in maalinta berito ah ay Ciid tahay. Waxaana durbadiiba markuu warkaasi soo baxay guud ahaan wadanka Malaysia ka bilowday ...
baaritaan dowlada
Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Oo Habeenkii Xalay Baaritano Ku Soo Qabtay Dhalin Yaro 40 Ah Degmada Waaberi:
Ciidamada Dawladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa hawlgallo ay habeenimadii xalay ka sameeyeen xaafaddo kamid ah degmada Waaberi ku qab qabtay in ku dhow 40-dhalinyaro ah. Hawlgalka Ciidanka ayaa lagu qab ...
dagaal
Al-Shabaab Oo Xalay Weerar Rogaal Celis Ah Ku Qaaday Fariisimo Ciidamada Dowlada Ee Degmada Dharkenlay :
Ciidamo taabacsan Xarakada Al-Shabaab ayaa Habeenkii xalay ahaa waxay weerar Rogaal celis Ah ay ku Soo Qadeen fariisimo Ay Ciidamada Dowlada Ku lee Yihiin Degmada dharkenlay Ee gobolka Banadir. Dagaalkii xalay ...
dhalin yaro
Dhalin Yaro Reer London Ah Oo Wado Show Dhaqaalo Loogu Uruurinayo Dadka Abaaraha Soomaliya Maalinta Ciida Ah:
Dhalin yaro Somaliyeed is kood isku aabushay ayaa wado sidii ay ku taageeri lahaayewen shacabka somaliyeed ay abaarahu saameyeen. iyagoo xaflada dhamaan ay isugu Keeni doono dhamaan qeybaha kala duwan Bulshada ...
manchestar
Manchestar United Oo Cashir Lama iloowaan ah U Dhigtay Kooxda Arsenal(Daawo+video)
Kooxda Manchester United ayaa ku barbaratay kooxda sanadkaan liitada ee Arsenal kadib markii looga badiyay 8-2 Ciyaar galabta ka dhacay garoonka kooxda manchestar oo ka tirsandeed horyaalka Premier League oo ay ...
manchestarcty
Kooxda Manchestar City Oo Ku Tumatay Kooxda Tottenham
Edin Dzeko ayaa 4 gool oo uu u dhaliyay  Manchester City wuxuu ugu suuragaliyay in ay 5-1 ku xasuuqaan Tottenham, taasina waxey muujineysaa  iney tahay  koox awood badan, isla markaana ...
shariif
Daawo Sawirada Sida Madaxweyne Shariif Loogu Soo Dhaweeyay Garowe
  www.horyaalmedia.com Email:horyaalmedia@gmail.com
99
Qarax Xoogan Oo Ciidamada Amisom Lagula Egtay Isgoyska Sanca Ee Magalada Muqdisho
Ciidamo katirsan kuwa AMISOM ayaa goordhwayd qarax lagula eegtay Isgoyska Sanca Ee Degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo la sheegay in uu khasaare kasoo gaaray Ciidamada. Wararka kala duwan ...

Next Page »