July 2011 Archive
Xildhibaan Khaliif Jire Warfaa oo ah xildhibaan ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa caawa Fiidkii Kooxo hubaysani ku dileen Nawaaxiga Masjidka Marwaas ee degmada Xamarweyne , Waxaana Xildhibaanka alaha unaxariistee ... Baro Axkaamta Uu Leeyahay Soonka
Kuwa Xaqqa rumeeyoow waxa la idinku waajibiyey soonka sidii loogu waajibiyey kuwii idinka horeeyey si aad u dhowrsataan. Waa maalmo tirsan ee ruuxii idinka mid ah oo buka ama safar ... Roobab Lagu Diirsaday Oo Xalay Ilaa saakay Ka Da’aayay Magaalada Muqdisho
Roobab lagu diirsaday oo xalay ilaa saakay ka da’aayay Magaalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda. Roobab lagu diirsaday ayaa xalay iyo saakay ka da’ayay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana ... Xuskii 13aad Ee ka Soo Wareegatay Markii La Dhidbay Putland Oo Xalay ka Dhacday Nirobi
Xafladaani sida way loo so agasimay isla markaana lagu maamusay sanadguuradii 13aad tan iyo markii dhidibada loo taagay dawlada putland ayaa si habsami leh ooga dhacday city holl ee bartamaha ... Dagaalo u Dhaxeeya Xarakada Al Shabaab Iyo Ahlu Suna Waljamaaca Oo Ka Dhacay Gedo.
Afhayeenka Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Suna Waljamaaca Ee Gobolka Gedo Shiikh Maxamed Xusee Alqaadi Siiyay oo wareysi siiyay mid kamid ah warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa uu Sheegay in ciidamada ahlu waljamaaca ... Indhacade:Dagaalada Dowlada Ay Kula Jirto Alshabaab Waa Mid Waajib ah
Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo lahadlayay warbaahinta muqdisho ayaa u Sheegay in Alshabaab ay hada ku dhow yihiin heer gabagaba ah isagoona beeniyay hadal kasoo yeeray Alshabab oo ahaa in ... Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Oo Sheegay In Dagaalada Muqdisho Ay Ku Dileen Sarkaal U Dhashay Dalka Mareykanka
Afhayeenka ciidamada xarakada Alshabaab sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in dagaaladii ugu danbeeyay ee kadhacay magaalada muqdisho gaar ahaan dagaalkii kadhacay degmada ... Xarakada Al Shabaab Oo Balan Ku Qaaday Inay Sii wadi Doonto Dagaalada Ka Socdo Muqdisho
Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa waxay ka hadleen dagaalada culus ee ka soconaaya magaalada Muqdisho, iyadoo ay dagaaladu ka sheegatay guulo balaaran oo aan iminka muuqan. Afhayeenka Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ... Dagaalo goos goos Oo Wali Ka Soconaya Magaalada Muqdisho
Dagaalo goos goos ah ayaa saaka ka socda goobihii ay ku dagaalameen ciidamada dwoalada KMG Soomaaliya kuwa AMISOM iyo xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG Soomaaliya iyo xoogaga Al-Shabaab. Saaka ma ... Tarsan: Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Waa In Ay Soo Dhaweeyaan Ciidamada Dowladda Kmg
Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in suuqyada magaalada Muqdisho ay noqon doonaan dhawaan kuwo ka kora dhibaatada joogtada ah ee ay ku hayeen snadihii la soo dhaafay maleeshiyaadka ...
Next Page »










