June 2011 Archive
Port Elezpeth:- Kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen Hay'adaha daneeya arimaha Qaxootiga ee gobolka Eastern Cape oo ka kooban 25-Hay'ad ayaa looga wada hadlay xaalada dadka Qaxootiga ah ee ku ... Maxkamadda Xuquuqda Aadanaha Ee Europe Oo Diiday In Dad Soomali ah Lagu Celiyo Muqdisho
Maxkamadda xuquuqda aadanaha ee Europe, ayaa sheegtay in xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho oo aad qatar u ah awgeen ay dowladda Britain jabin doonto xuquuqda aadaha Europe hadii ay dib ... Daraasad Lasameeyay Oo Lagu Ogaaday In Shumiska Iyo Baashada Laga Qaado Cudur
Daraasad lagu sameeyay dalka mareykanka ayaa lagu ogaaday in cudur laga qaado baashidaDadka badsada baashida ama dhuuqmada ayaa waxaa lasheegay in uu ku dhaco cudur kaasoo loo yaqaano Mono Nucleos ... Al Shabaab iyo Dowladda KMG oo shalay gelinkii dambe dagaalamay.
Dagaal qasaaro badan u gaystay una dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa shalay gabal dhicii waxa uu ka dhacay duleedka degmada Garbahaareey ee gobolka ... Bar Seygaaga Sida aad Jeceshahay In Uu Kuugu Raaxeeyo
Qofkasta oo Bani’aadam ah waxa uu markasta u baahan yahay in uu wax ka barto si uu horunar uga gaadho arimo badan oo khuseeya noloshiisa. Marka ay tahay xiriirka ka ... Baarlamaanka dowladda KMG.Oo Manta Ansixiyay Ra’iisal wasaaraha cusub Ee Soomaaliya
Baarlamaanka oo maanta mudo afar bilood kadib ku shiray xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay Ra'iisal wasaaraha cusub kadib markii uu dhawaan magacaabay Madaxwayneha dowladda KMg ah ee ... Ciidamada Amaanka koonfurta Sudan oo Bilooway Howgal Lagu QabQabanayo Dadka Soomalida Ee Sida Sharci Dara Ku Jooga Magalada Juba
Wawarka ka imaanaya Koonfurta Suudaan ayaa tibaaxaya in in gor dhow ay kabilowdeen magalada jubba howgalo lagu qabqabanay dadka soomaalida ah ee sida sharci darada ah kujoogaa magaalada juba ee ... Maamulka Xarakada Alshabaab Ee Kismaayo oo Fasaxay Safaradii Loo adayay Dalalka Dariska La ah Somaaliya
Waarka laga helayo magaalada kismaayo ee xarunta jubada hose ayaa tibaaxaya in dib loo fasaxay safaradii loo aadayay dalalka dariska la ah omaliya sida kenya iyo itobia taasoo mudo hakad ... Baarlamaanka KMG oo maanta la filayo in ay codka kalsoonida u qaadan Ra’isul Wasaare Gaaz.
Mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay codka kalsoonida u qaadaan Ra'isul Wasaaraha Cusub ee uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya. Kulan xasaasi ah ayaa maanta ... C/Qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda iyo Shabaab.
Dr C/Qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la hadlay qaar kamid ah Saxaafada ayaa eedeyn kulul dusha uga tuuray Madaxda dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab. Waxa ...
Next Page »










