May 2011 Archive

gudoomiye ku xigeen
Xisbiga SPP oo ku baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay ka shaqeeyaan Nabada iyo Midnimada.
Kadib shir deg deg ah oo magaalada Nairobi ee xarunta Wadanka Kenya ay ku yeesheen Xasbiga Somali Peace Part oo marka magaciisa la soo gaabiyana loo yaqaano SPP ayaa waxa ...
meydad
Meydadka Laba Wiil oo Dhalinyara ah oo Manta Lagu arkay Degmada Dharkeenley ee G/banaadir
Ilaa labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa duhurnimadii manta waxaa lasoo dhigay Xaafado ka mid ah degmada Dharkeenlay ee gobolka Banaadir. Goobjooge lahadlaayay, maanta warbaahinta horyaalmedia ayaa sheegay in laba wiil ...
Bayerns Lizarazu verkuendet Karriereende
Bixente Lizarazu Oo wacad ku Maray isagoo Qaawan u ordi Doono,Maxay Tahay Sababta
Aduunka aynu ku nool nahay maalin kasta wax kugu cusub oo hadana kaa yaabiya ayaad maqlaysaa, ama shaahid iyo marqaati u noqonaysa, tiiyoo ay sii dheertahay dhacdooyinka maalin laha ee ...
SYS Poster
Wargelin.
Ururka Somali Youth Spotlight waxa uu ku war galinayaa dhamaan Xubnaha ka tirsan Ururkaan iyo dad weynaha Soomaaliyeed in 14-ka Bisha june sanadka 2011-ka maalintuna ay tahay Talaado in uu ...
ciidamada dowlada
Ciidamada Dowlada kmg oo Saakay Faarujiyay Deegaano Hoostaga Degmada Ceel-Waaq ee G/gedo
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in deegaanka Dhamasle ee hoostaga degmada ceel waaq ay saakay iskaga baxeen ciidama dowlada kmg ah ee soomaaliya kuwaasi ...
meyka
Muwaadin Soomaaliyeed oo caawa Loo Dilay Marqaati uu Ka ahaa Dacwad Ku socotay Boolis K/Afirkaan ah
Waxa Caawa Tuula Duleedka ka ah Magaalada port-Elizabeth Lagu dilay Muwaadin Soomaaliyed oo Magaciisa layiraahdo Cali Cabdi Cumar isagoo xiligaa ku sugnaa Dukaankiisa oo ku yaala deegaanka Injoli. Marxuumkan Geeriyooday ayey laba mir ...
barcelona
Barcelona Oo Xalay Koobkii Qaramada Yurub la hoyatay{Daawo sawiro }
Kooxda Barcelona ee dalka Spain oo hada ah kooxda ugu qatarasan caalamka, ayaa xalay qaaday Koobka Kooxaha Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League kadib marki ciyaarti ...
Shariif_Xasan-209x300-250x139
Gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan iyo Mahiga oo Xalay kulan aay san ka qeyb qaadan saxafda ku yeshay Magaalada Nairobi.
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa kulan xalay Magaaalada Narobi ay ku qaateen gudoomiyaha barlamanka iyo Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya. Sida ay ku waramayaan ilo ...
gaari
Muran ka aloosan ganaax Mayorka London ka doonayo gaariga Madaxweyne Obama+sawiro
Booqashadii rasmiga aheyd ee Madaxweynaha Mareykanka Barack Xuseen dObama uu ku yimid wadanka UK gaar ahaan magaalada London ayey ka soo baxayaan sheeko xiiso iyo qosol leh oo la xiriira ...
shariif_aaga_dagaalka_
Sh. Shariif oo booqdey goobaha ay ka qabsadeen ciidamadiisu Al Shabaab (sawiro)
Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqdey goobo ay dhawaan ciidamada dawlada & kuwa AMISOM kala wareegeen xoogaga xarakada Al-Shabaab, dagaaladii ugu dambeeyey ee ka ...

Next Page »