March 2011 Archive
Gudoomiyaha Baarlamaanka Markuu arkay: Qodobka 18-aad Faqradiisa 1-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Baarlamaanka. Markuu arkay: Go’aanka Golaha Baarlamaanka ee tirsigiisu yahay X/G/B/297/2011 kuna taarikhsan 03/02/2011. Wuxuu magacaabayaa Guddiyadda soo socda oo sida ugu dhaqsiyaha badan ... Xubno Cusub Oo Isugu Jira Wasiiro Iyo Wasiiro Ku Xigeeno Oo Xukuumadda Lagu kordhiyay
R/wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magacaabay 11 xubnood oo isugu jira wasiir ku xigeen iyo wasiiru-Dowlayaal kuwaas oo isla maanta lagu dhaariyay xarunta ... “Qarax Maanta Lala Beegsaday Askar Ka Tirsan Culumaa’uddiinka Ahlu Sunna Magaalada Beled Xaawo”
Wararka ka imaanaya magaalada Beled xaawo ee Gobolka gedo ayaa sheegaya in Duhurnimadii maanta Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan Ahlu sunna oo marayay bartamaha magaalada Beled Xaawo in lala ... “Dowladda KMG Ah Oo Sheegtay Inaysan Ka Qaybgalayn Shirka Lagu Qabanayo Magaalada Nairobi’
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan ka qaybgalayn shirka la isugu keenayo maamul goboleedyada dalka ka jira ee lagu wado inuu bisha soo socota dhamaadkeeda lagu qabto magaalada Nairobi ee dalka ... Obama/ Waa In Lahubeeyo Mucaaradka La Dagaalamaya Ciidamada Colonel Qadafi
Madaxweyne Obama ayaa sheegay inuusan meesha ka saarayn inuu hubeeyo mucaaradka la dagaalamaya ciidamada Colonel Qadafi. Wuxuu sheegay inuu eegayo fursadaha jira oo dhan. Xoghayaha arrimaha dibadda Hilary Clinton ayaa ku ... Mahiga Oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxda Dowlada Kmg
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa Maanta sheegay in Madaxweyne Shariif, Guddoomiyaha Baarlammaanka Shariif Xassan, Iyo Ra’isulwasaare Farmaajo intaba looga yeeray Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ... Ururka Ahlusunna ee Gobollada Dhexe Oo 2 u qeybsamay, Iyo maamul Cusub Oo Looga Dhawaaqay Cabudwaaq
Qilaaf xooggan ayaa kala qeybiyay Maamulkii Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud, Iyadoo maanta saraakiil ka tirsan Ahlu Sunna ay sheegeen inay xilka qaadis ku sameeyeen Guddoomiyihii guud ee Ururka Ahlusunna, ... Dagaallo Aad U Xoogan Ayaa Wali Ka Socda Dalka Ivory Coast
Hay'adaha gargaarka ee Qaramada Midoobay waxay sheegayaan in dagaalka Ivory Coast uu haatan ku fiday dhul aad uga fog caasimadda Abidjan, iyadoo uu galaafanayo tobannaan kun oo dad rayid ah. ... Shir Looga Hadlayo Mustaqbalka Dalka Liibiya Oo Ka Furmay Magalada London
Shirka waxaa loola jeedaa in dib loogu xaqiijiyo sida ay isbahaysiga caalamiga ah uga go'an tahay qorshaha haatan lagu socdo iyadoo la bilaabayo hab lagu helo qorshe siyaasadeed mustaqbalka dalka ... Madaxweyne Shariif Oo u Digay Qaar Ka Tirsan Barlamaanka Dowlada kmg ah
Madaxweynaha DKMGka ah Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta sheegay in Shaqsiyaad isaga ku karan ay Waraaqo Been-Abuur ah meelaha la wareegayaan kuwaasoo Xubnaha Baarlammaanka u sheegaya sida uu sheegay in ...
Next Page »










