February 2011 Archive

dalxa
Prof.dalxa waxan baaq u dirayaa baarlamaanka carabta
Xildhibaan Prof. Maxamad Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baraalamanka islamaarkaan xubin ka ah Baarlamaanka Carabta oo la hadlay  warbaahinta muqdisho  ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay rabashadaha sii kordhaya ...
WIILKA QADAFI
Saif al-Islam Libya waxay halis ugu jirtaa in ay noqoto Somaliya oo kale
Saif al-Islam Qaddafi oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha laga daba raaroco ee dalka Libya Muammar Qaddafi ayaa sheegay mar uu wareysi siinayay taleefishinka Al-Carabiya in dalkiisu halis ugu jiro ...
hoobiye
Xarakada Al shabaab Ayaa Tiro Madaafiic ah Ku Garaacday Xarunta Madax tooyada Ee Villa Somaaliya
xarakada alshabaab  kasoo horjeeda Dowlada KMG Soomaaliya ayaa Maanta duqeyn Madaafiic ah labeegsaday Xarunta Aqalka Madaxtooyada oo saldhig u ah Dowlada KMG Soomaaliya. Madaafiicda ayaa kudhacday qeybo kamid ah agagaarka Madaxtooyada ...
duso
Wadanka Malawi oo Laga Mamnuucay in meelaha dadka ku badan yihiin lagu dhuuso
Sida ay Baahiyeen Wakaalada Wararka Dowlada Malawi ayaa Wexey soo saartay Go"aan ay la Yaabeen Dadka kadib markii ay Mamnuucday in Lagu Dhuuso Goobaha ay bulshada ku Badanyihiin, Sida Suuqyada, ...
islii
Maxaa kala heysta nolosha kenya iyo gabdhaha soomaliyeed ee Ku Dhaqan Nairobi.?
Kenya waxay ka mid tahay Wadamada ay sida aadka ah ugu soo Barakaceen Dadka Soomaalida ah Wixii ka Dambeeyay Dagaalada Ahliga ah, Waxaana Barakaca uu sababay in ay Dhaqan doorsoomaan ...
lamane
Mexey Raga Xaasaskooda ama Saaxiibadood uga Qariyaan Qodobada Soo Socda..?
Lamaana kasta oo isla nool, wada socda ama saaxiibo ah oo hadana aad isugu dhow, wax kastana isu sheega ayaa hadana waxa jira siro badan oo aanu ninku waligii u ...
meydka
Muwaadin Somali ah Ayaa Lagu Dilay Koonfur Afrika
Ciidamada booliska dalka Koofur Afrika ayaa jirdil ku dilay ganacsade Soomaali ah oo ku dhaqnaa dalkaasi xili uu ku jiray howlihiisa shaqo, waxaana arintaani walaac xoogan ka muujiyay Muwaadiniinta Soomaalida ...
sheekooyin
kala soco sheekooyinka halakan
golaha wasiirada
“Golaha Wasiirada Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Iminka u Fadhiya Shir Albaabadu U Xiran Yihiin.”
Golaha Wasiirada Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa iminka waxaa uu shir uga soconayaa Xafiiska ra’iisul wasaaraha xukuumadda ku meel gaarka. Shirkan oo ay saxaafaddu dibadda ka joogto ayaa sida la sheegey waxaa ...
DAGAAL
Xaalada Balad-xaawo oo ka sii dareysa iyo DKMG Somalia & Ahlu Suna oo Guula ka sheegtay
Kadib dagaal qaraar oo markale ka qarxay duleedka Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo kaasi oo udhaxeeyo Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Ahlusunah oo isku dhinac ah iyo Ciidamada Xarkada Shabaab ayaa ...

Next Page »